Cajiib: Ganaaxa Ilmaha Dhasha
Dawan News
Smiley face
May 8th, 2017
Cajiib: Ganaaxa Ilmaha Dhasha

Qawaaniinta dunida ka jirta aya kala duwan oo kala adag kuwasi oo qaarkood aan laba rumaysan karin inay jiraan , laakiin haddana marka xukuummaduhu soo saaraan waxa khasab ku ah dadka iny sidsharcigaasi raacaan.

Dalka Papua New Guinean ayuu ku yaallal koonfurta badaweynta pacific ayuu ka jira sharci ah in ninka guursada gabadh ka yar da’ ahaan 18 sano mar kasta oo ay u dhasho ilmo la ganaaxayo lacag dhan $ 500 , taasi oo ah lacag ku dhacaysa khasnadda dawladda.

Dalka Maraykankana  Sanadkii 2011 ayaa maxkamda ku taalla ay ku xukuntay lix bilood oo xadhig ah Clifton William ka dib markii uu cod dheer oo hamaansi ah maxkamadda ku dhex sameeyay iyadoo xaakimkii ku dhowaaqayo xukunkii. ( Majaltu Sayidati).

203 total views, 2 views today

LikeBox

Facebook By Weblizar Powered By Weblizar

Find us on Facebook

Barnaamijyadda

More Barnaamijyada