Cajaa’ibadka Nolosha Fiid-meerta
Dawan News
Smiley face
December 6th, 2017
Cajaa’ibadka Nolosha Fiid-meerta

Shimbirta Fiidmeerta ayaa la sheegay inay leedahay calaamado iyo cajaa’ibaad ay kaga duwan tahay noolayaal badan. Sida uu cadeeyay aqoonyahan cilmiga xayawaanka ah oo reer Canada Mr.Charles Francis  shimbirka Labka ah ee Fiidmeerta ku nool kaynta Kuala-Lumpur ee Malaysia ayaa dhasha yaryar naaska nuujiyo inta ay ka maqan tahay shimbirta hooyada ah, arinkan oo yaab noqday.

Sida ay muujiyeen warbixino iyo daraasad laga sameeyay nolosha Fiidmeerta oo ah xayawaanka naaslayda ah ee aan beedka dhalin ayaa muujisay sida ay nooshahay. Fiidmeerta dhediga waxay dhasheeda siin kartaa 350 Microliter oo caano ay ka jaqaan naaskeed ah, halka labku siin karo oo keliya 6 Microliter oo ku filan inta hooyadu ka maqan tahay. Sida lagu daabacay wargeyska Faransiiska “Cyans Avignon” arimo noocan oo kale ah waxa kale oo ay ka jiraan dalalka Afrikada dhexe.

 

116 total views, 1 views today

LikeBox

Facebook By Weblizar Powered By Weblizar

Find us on Facebook

Barnaamijyadda

More Barnaamijyada