Dawan News
Smiley face
Ra’yiga Dadweynah
Somaliland: Sicirka Sarifka Doolarka Oo Halkiisi ku Noqday
Somaliland: Sicirka Sarifka Doolarka Oo Halkiisi ku Noqday
2 weeks ago

Sicirka sarifka suuqa lacagaha qalaad ee magaalada Hargeysa ayaa todobaadkii u dambeeyey kor u kacay, islamarkaana sameeyey  qoysaska dan yarta ah iyo iibka qiimaha maciishadaha daruuriga ah . Kor u kaca sarifka ama isu-bedelka lacagta dollar-ka ee shillinka Somaliland ayaa maalmihii u dambeeyey lagu sarifayey  $1oo dollar lacag dhan  860,000 […]

38 total views, no views today

  • Somaliland: Sicirka Sarifka Doolarka Oo Halkiisi ku Noqday
    Somaliland: Sicirka Sarifka Doolarka Oo Halkiisi ku Noqday
    Somaliland: Sicirka Sarifka Doolarka Oo Halkiisi ku Noqday

    Sicirka sarifka suuqa lacagaha qalaad ee magaalada Hargeysa ayaa todobaadkii u dambeeyey kor u kacay, islamarkaana sameeyey  qoysaska dan yarta ah iyo iibka qiimaha maciishadaha daruuriga ah . Kor u kaca sarifka ama isu-bedelka lacagta dollar-ka ee shillinka Somaliland ayaa maalmihii u dambeeyey lagu sarifayey  $1oo dollar lacag dhan  860,000 […]

    38 total views, no views today

    Read more ›
    June 14, 2017, 6:33 am
  • Xoghayaha Cusub ee D/Hoose Waxa Loogu Hambalyeeyay Horusocodka Loo Jeellan Yahay
    Xoghayaha Cusub ee D/Hoose Waxa Loogu Hambalyeeyay Horusocodka Loo Jeellan Yahay
    Xoghayaha Cusub ee D/Hoose Waxa Loogu Hambalyeeyay Horusocodka Loo Jeellan Yahay

    Xoghayaha cusub ee Fulinta Dawladda Hoose ee Hargeysa, Cali Xasan Cawaalle oo xilli dambe oo jimcihii toddobaadkii hore ahaa  uu magacaabay Wasiirka Daakhiligga Somaliland, Yaasiin Maxamuud Xiir (Faratoon), waxa  uu soo dhaweyn iyo niyad samaan badan uu kala kulmay waxgaradka reer Hargeysa, oo u arkay inuu yahay sarkaal dhiig cusub […]

    115 total views, no views today

    Read more ›
    April 26, 2017, 7:11 am
  • Lacagaha Aan Dawladdu Masuul ka Ahayn Waa Faalso!
    Lacagaha Aan Dawladdu Masuul ka Ahayn Waa Faalso!
    Lacagaha Aan Dawladdu Masuul ka Ahayn Waa Faalso!

    Sanadkii 1971 ayaa dalka Faransiiska iyo dalal badan oo kale oo doller badani Bangiyadooda yaalay ka dalbadeen Maraykanka in uu ugu bedalo Dahab madaama ay alaabadoodii ku iibiyeen.  Maraykanka ayay u suurtageli weyday  wakhtigaasi inuu dahabkaasi ku bedelo,  isagoo isla markiiba ku dhawaaqay inuu  ka guuray nidaamki (Systemkii) lagu heshiiyay […]

    321 total views, 1 views today

    Read more ›
    January 28, 2017, 6:50 am
  • Mihiimadda Ay Nidaam Siyaasadeedka Lacagtu U Leedahay Horumarinta Dhaqaalaha
    Mihiimadda Ay Nidaam Siyaasadeedka Lacagtu U Leedahay Horumarinta Dhaqaalaha
    Mihiimadda Ay Nidaam Siyaasadeedka Lacagtu U Leedahay Horumarinta Dhaqaalaha

    Waddamada ku jira aafooyinka kacaa-kufka dhaqaalaha waxa ugu wacan baaxadagga iyo muquurashada mawjadaha dhaqaale xumada, inkasta oo ay tiro badan yihiin hadda na waxa door weyn ku leh hanaankooga ay u dajisan tahay siyaasadda lacagta, taas oo uu maamulkeeda leeyahay inta badan baanka dhexe. Inta badan marka siyaasadda lacagta laga […]

    Read more ›
    January 4, 2016, 2:51 pm
  • Xassan Ganey Iyo Xoorkii Laga Dhamay  Qalinkii axmed aw geeddi
    Xassan Ganey Iyo Xoorkii Laga Dhamay Qalinkii axmed aw geeddi
    Xassan Ganey Iyo Xoorkii Laga Dhamay  Qalinkii axmed aw geeddi

    Waa saddexeeyaha saddex hal abuur oo suugaantoodu saameyn wacan igu yeelatay, ninka aan sifeynayaa waa Xassan X. Cabdilahi (Xassan Geney) oo ah hal-abuur ay dhif tahay in tixihiisa oo kale laga soo dhex helo taxanaha suugaanta soomaalida, fanka iyo suugaanta ayuu geedi labaad raray. 1974-kii ayuu marqudha ka dhex hanqadhay […]

    Read more ›
    December 30, 2015, 5:49 am
  • Boorama: Astaanta Horumarka Iyo Aqoonta Somaliland
    Boorama: Astaanta Horumarka Iyo Aqoonta Somaliland
    Boorama: Astaanta Horumarka Iyo Aqoonta Somaliland

    By; Axmed Cisman Batuun   Waxaa i weheliya saaxiibbo aanu isku mihnad nahay oo aanu ka wada tirsanahay wasaaradda warfaafinta, dhaqanka iyo wacyigalinta Somaliland, waa Nimcaan Axmed Dagaal iyo Siciid Cabdi Axmed (Xadhigle) ujeedadu waa in aanu ka qayb galno xaflad ka dhacaysa magaalada caasimadda u ah gobolka Awdal ee […]

    Read more ›
    December 27, 2015, 7:29 am
  • DHAWRSANAANTA!!
    DHAWRSANAANTA!!
    DHAWRSANAANTA!!

    Nolosha adamaha dhamaantii waxa sal u ah dhaqamo iyo Diin bulshooyinkana kala sooca, kuna qiimeeyaan samaan iyo xumaanta xadigooda, kuna ladhantahay  xal u helidooda iyagoo adeegsanaya curfiga iyo edaabta guund ee guunka ah, guna u tahay kuna dhisan sadarada diinta, ama haddii qaab kale u noolshahay bulshadaasi.

    Read more ›
    December 21, 2015, 6:49 am
  • Xukuumaddu   Awood Sharci bay  U Leedahay Wareejinta  Kiraynta  Hantida  Qaranka
    Xukuumaddu Awood Sharci bay U Leedahay Wareejinta Kiraynta Hantida Qaranka
    Xukuumaddu   Awood Sharci bay  U Leedahay Wareejinta  Kiraynta  Hantida  Qaranka

    Somaliland oo maanta 25 jirsatay  waxay leedahay awoodaha sharci, kuwaas oo  inoo ah marjac aynu  u noqono islamarkaana aynu ku dhaqano , dastuurkeena waxaa loo codeeyey sanadkii 2001-dii, xiligaasi oo dadka reer Somaliland u codeeyeen 97%, dhawr iyo labaatankaa sanno ee Somaliland soo jirtay waxaan kusoo dhaqamaynay islamarkaana ina kala […]

    Read more ›
    September 10, 2015, 5:06 am