Dawan News
Smiley face
Ra’yiga Dadweynah
  • Xukuumaddu   Awood Sharci bay  U Leedahay Wareejinta  Kiraynta  Hantida  Qaranka
    Xukuumaddu Awood Sharci bay U Leedahay Wareejinta Kiraynta Hantida Qaranka
    Xukuumaddu   Awood Sharci bay  U Leedahay Wareejinta  Kiraynta  Hantida  Qaranka

    Somaliland oo maanta 25 jirsatay  waxay leedahay awoodaha sharci, kuwaas oo  inoo ah marjac aynu  u noqono islamarkaana aynu ku dhaqano , dastuurkeena waxaa loo codeeyey sanadkii 2001-dii, xiligaasi oo dadka reer Somaliland u codeeyeen 97%, dhawr iyo labaatankaa sanno ee Somaliland soo jirtay waxaan kusoo dhaqamaynay islamarkaana ina kala […]

    Read more ›
    September 10, 2015, 5:06 am
  • Somaliland Way Soo Dhaaftay  Xilligii  Qoriga  iyo Qab-qableyaasha
    Somaliland Way Soo Dhaaftay Xilligii Qoriga iyo Qab-qableyaasha
    Somaliland Way Soo Dhaaftay  Xilligii  Qoriga  iyo Qab-qableyaasha

    Waxaan jeclaystay inaan ka hadlo    waraysi uu dhawaan saxafadda  siiyay Ibraahiin Dheg-weyne,   kaasi  oo  aad moodaysay in Ibraahim  uu bulshadda Somaliland  soo  xasuusinayo  wakhtiyo hore dagaaladii sokeeye.   Haddaba,  waxa uu  Ibraahim  Dhego-wayne  hilmaamay in qarankani  Somaliland uu  maanta dhaafay xiligii  Qab-qablaha  dagaalka ee uu   Ibraahim  hor  boodi jirey,  kooxihii […]

    Read more ›
    July 25, 2015, 8:15 am
  • Maareeyaha Dekadda Berbera Wax-qabadkiisa Lagu Dabooli Karo Dacaayado Been Ah
    Maareeyaha Dekadda Berbera Wax-qabadkiisa Lagu Dabooli Karo Dacaayado Been Ah
    Maareeyaha Dekadda Berbera Wax-qabadkiisa Lagu Dabooli Karo Dacaayado Been Ah

    Ku dhowaad muddo afar sannadood ah ayaa laga joogaa markii madaxweynaha Somaliland Md. Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo) uu dib ugu magacaabay Maareeyaha dekadda Berbera Eng. Cali Cumar Maxamed oo loo arkayay inuu yahay masuulka kaliya ee dhaqaajin kara ama ku habboon marsadda Berbera oo uu waayo arragnimo iyo takhakhus dheer […]

    Read more ›
    July 13, 2015, 6:19 am
  • Goorma Ayay Is-barteen Shabakadda Wikileaks  Iyo Xisbiga WADDANI?
    Goorma Ayay Is-barteen Shabakadda Wikileaks Iyo Xisbiga WADDANI?
    Goorma Ayay Is-barteen Shabakadda Wikileaks  Iyo Xisbiga WADDANI?

    Waa nusqaan in xisbiyadda mucaaridku ay markii labaad la yimaadaan qorshe dacaayadeed oo ay ugu tallo-galeen  inay dabar uga  dhigaan howlaha doorasho ee loo xadhko xidhan yahay, qorshahaasi oo ay ugu tallo-galeen inuu socdo ama lagu mashquulo ugu yaraan muddo saddex bilood ah, balse si kastoo ay waqtiga ay u […]

    Read more ›
    July 11, 2015, 7:20 am
  • Siyaasaddii Bay Dhooqeeyeen
    Siyaasaddii Bay Dhooqeeyeen
    Siyaasaddii Bay Dhooqeeyeen

    Qofku haddii uu siyaasi yahay waxaa looga baahan yahay deganaan ka fiirsasho badan iyo masuuliyad culus, xishood iyo akhlaaq waana inuu ahaadaa  qof noqon kara hogaamiye dul-qaad leh kana dhawrsoonaada sifooyinka aan wanaagsanayn sida cayda aflagaadada, iskana ilaaliyaa waxyaabaha wiiqi kara  siyaasadiisa hiigsigiisa mustaqbal si aan turun turo lahayna uu […]

    Read more ›
    July 8, 2015, 6:24 am
  • Somaliland: Xukuumad ka dhabaysay Ballan-qaadyadii ay Ummadda la gashay
    Somaliland: Xukuumad ka dhabaysay Ballan-qaadyadii ay Ummadda la gashay
    Somaliland: Xukuumad ka dhabaysay Ballan-qaadyadii ay Ummadda la gashay

    By:  Eng. Xuseen Aadan Cigge (Xuseen Dayr)   Ummadda Jam.Somaliland waxay si weyn uga dheregsan yihiin duruufaha dhaqaale, kuwa siyaasadeed iyo kuwa bulsho ee ay xukuumadda M/weyne Ahmed Silaanyo  ku bilowday markay talada dalka qabatay taasoo laga dhaxlay  xukuumaddii ka horraysay ee talada dalka haysay muddo 7 sano ka badan. Waxay ahayd dhacdo xanuun badan […]

    Read more ›
    June 27, 2015, 7:40 am
  • 26-ka Juun Waa Maalinta Qarannimada Somaliland By: Axmed Carwo
    26-ka Juun Waa Maalinta Qarannimada Somaliland By: Axmed Carwo
    26-ka Juun Waa Maalinta Qarannimada Somaliland By: Axmed Carwo

    Waa qarannimo 55tan jirsatay, waa da’ kolka loo eego cimriga aadmiga laakiin waa shabaab kolka loo eego cimriga dawladaha. Maanta waxa inala gudboon inaynu qiimeheeda siino, walow ay jiraan duruufo aynu ku kala qaybsanay oo ka dhashay gaabis siiyaasi oo dhammaan aynu ka mas’uul nahay mucaarid iyo muxaafidba. Eedda ugu […]

    Read more ›
    June 27, 2015, 7:30 am