Dawan News
Smiley face
Ra’yiga Dadweynah
  • Colaada Buuhoodle Ee Coodanle Lagu Soo Afjaray Yaa Dareemaya‏?
    Colaada Buuhoodle Ee Coodanle Lagu Soo Afjaray Yaa Dareemaya‏?
    Colaada Buuhoodle Ee Coodanle Lagu Soo Afjaray Yaa Dareemaya‏?

    Waxaan arkayaa qoraalo intooda badan aan si xirfadaysan loo qorin oo baraha bulshadda iyo qaar ka mid ah websiteyada lagu soo qorayo, qoraaladaas oo ay qorayaan dad dhalinyarro ah oo aan xog ka hayn xaalada deegaanka iyo nabadda la qaatay ayaa waxaa si aad ah loogu hiifay heshiiska Coodanle.ee dhawaan […]

    Read more ›
    June 11, 2015, 6:35 am
  • Halista Lacagta  Qaranka Oo Gacanta U Gasha Shirkado Ganacsi
    Halista Lacagta Qaranka Oo Gacanta U Gasha Shirkado Ganacsi
    Halista Lacagta  Qaranka Oo Gacanta U Gasha Shirkado Ganacsi

    Markii laga soo gudbay nidaamkii bulshooyinku badeecadaha wax lagula kala iibsan jiray ee “Barter”(badeecad,badeecad lagu bedelay). waxa bilaabmay nidaamka lacagaha oo wakhtigaasi lagu qiimayn jiray biro qaali ah, dahab iyo silfer. Waxaana la sheegay in lacagtii u horaysay oo ahayd qadaadiic la soo saaray 700 sano ka hor dhalashadii Nebi […]

    Read more ›
    June 4, 2015, 5:40 am
  • Maalinta Qarannimada 18-ka May & SHANTA QAARADOOD
    Maalinta Qarannimada 18-ka May & SHANTA QAARADOOD
    Maalinta Qarannimada 18-ka May & SHANTA QAARADOOD

    Mahad oo dhammi waxay u sugnaatay Rabbigeenna Weyn ee inaga dhigay dad Muslim ah ee weliba inaga dhaliyey ummadda aynu nahay ee Jam. Somaliland. Waxaan hambalyo iyo bogaadin baaaxad leh u dirayaa dhammaanba ummadda Sharafta iyo Karaamada leh ee Jam. Somaliland, gudaha dalka iyo daafaha duniba, taasoo aan ugu hambalyeynayo […]

    Read more ›
    May 18, 2015, 5:41 am
  • WEEDHA WARGEYSKA: Nin-na Caadadii Ma Baajo, Bahalna Caydhin Ma Daayo!
    WEEDHA WARGEYSKA: Nin-na Caadadii Ma Baajo, Bahalna Caydhin Ma Daayo!
    WEEDHA WARGEYSKA: Nin-na Caadadii Ma Baajo, Bahalna Caydhin Ma Daayo!

    Xisbiga Waddani ayaa sannadahan u dambeeyey aad ugu mashquulay sidii xogo been ah oo ka dhan ah jiritaanka Qaranimada Jamhuuriyadda Somaliland uga dhaadhicin lahaa dalalka xidhiidhka aan la leenahay iyo hay’adaha caalamiga qaarkoodba waxyaabo aan ka jirin dalka, ayaa si uu beenahaa run ugu ekaysiiyo uu shalay xisbiga Waddani ku […]

    Read more ›
    May 11, 2015, 6:55 am