Dawan News
Smiley face
Barnaamijyada
Magaalada Dubai Oo La Filaayo Inay Ka Shaqo Bilaabaan Diyaarado Laydh Ku Shaqaynaaya
Magaalada Dubai Oo La Filaayo Inay Ka Shaqo Bilaabaan Diyaarado Laydh Ku Shaqaynaaya
43 mins ago

Shirkadda lagu magcaabo Volopopter ee hore loogu yaqaanay  E-volo ayaa heshiis la gashay shirkadda wadooyinka ee Dubai Roads and Transport Authority ( RTA) , heshiiskaas oo dhigaaya  in sannadkan ay u samayso magaalada Dubai  diyaaraddo Helicopters ah oo ku shaqaynaaya laydh, lana jaajar gareeynaayo laydhkaasi. Dhacdadan iyo heshiiskan ayaa waxa […]

3 total views, 3 views today

  • Magaalada Dubai Oo La Filaayo Inay Ka Shaqo Bilaabaan Diyaarado Laydh Ku Shaqaynaaya
    Magaalada Dubai Oo La Filaayo Inay Ka Shaqo Bilaabaan Diyaarado Laydh Ku Shaqaynaaya
    Magaalada Dubai Oo La Filaayo Inay Ka Shaqo Bilaabaan Diyaarado Laydh Ku Shaqaynaaya

    Shirkadda lagu magcaabo Volopopter ee hore loogu yaqaanay  E-volo ayaa heshiis la gashay shirkadda wadooyinka ee Dubai Roads and Transport Authority ( RTA) , heshiiskaas oo dhigaaya  in sannadkan ay u samayso magaalada Dubai  diyaaraddo Helicopters ah oo ku shaqaynaaya laydh, lana jaajar gareeynaayo laydhkaasi. Dhacdadan iyo heshiiskan ayaa waxa […]

    3 total views, 3 views today

    Read more ›
    June 29, 2017, 6:28 am
  • Wuxuu Amray In Sawirkiis Wadooyinka Lagu Xardho!
    Wuxuu Amray In Sawirkiis Wadooyinka Lagu Xardho!
    Wuxuu Amray In Sawirkiis Wadooyinka Lagu Xardho!

    Saparmurat Niyazov wuxuu ahaa madaxweyinhii dalka Turkimistaan oo ka mid ahayd Jamhuriyadihii Sofiyeetka (Ruushka) waxaana lagu xusuustaa arimo badan oo  uu samayn jiray oo shacabkiisa yaab ku riday. Madaxweynaha ayaa amar ku bixiyay in magaciisa lagu xardho dhamaan dariiqyada waaweyn ee dalka. Waxa kale oo madaxweynew Niyazov sameeyay in bisha […]

    3 total views, 3 views today

    Read more ›
    June 29, 2017, 6:26 am
  • Su’aal Kasta Ka Jawaab, Si laguu Fahmo!
    Su’aal Kasta Ka Jawaab, Si laguu Fahmo!
    Su’aal Kasta Ka Jawaab, Si laguu Fahmo!

    Calaamadaha aftahanimada waxa ka mid ah in ay kaa muuqato inaad jeceshahay inaad dadka wax u sheegto, isla markaana ay dadku xiiseeyaan arimaha aad u sheegayso. Inaad si fudud dadka waxa uga dhaadhicisaa oo ay iyagu kugu raacaan ayaa ah inaad tahay qof aftahan ah oo dadka wax ka dhaadhicin […]

    3 total views, 3 views today

    Read more ›
    June 29, 2017, 6:21 am
  • Sicir-Bararka ka Taagan Somaliland oo Xadhkaha Goostay
    Sicir-Bararka ka Taagan Somaliland oo Xadhkaha Goostay
    Sicir-Bararka ka Taagan Somaliland oo Xadhkaha Goostay

    Sicir-bararka iyo Sarrif-bararka is barkan ee ka taagan Jamhuuriyadda Somaliland, ayaa cirka isku sii shareeray, waxaannu saamayn taban ku yeeshay dadweynaha danyarta ah oo noloshu aad ugu sii adkaatay. Sarrifka Boqolka  Doolar,  ayaa suuqyada Hargeysa maalmihii la soo dhaafay lagu kala qaadanayay gacanta dambe 965.000 SL Sh. Ah. Taasina waxay […]

    6 total views, no views today

    Read more ›
    June 28, 2017, 6:20 am
  • Lix Xanuun Oo Isticmaalka Kalluunku Ka Hortago
    Lix Xanuun Oo Isticmaalka Kalluunku Ka Hortago
    Lix Xanuun Oo Isticmaalka Kalluunku Ka Hortago

    Cunitaanka joogtada ah ee kalluunka waxa uu ka caawiyaa dadka, kana hor tagaa xanuunno badan  oo halis ah. Saliidda kalluunka loo yaqaan Salmon waxa uu leeyahay oo uu qani ku yahay duxda loo yaqaan (omega-3 fatty acids) Kalluunku waa cunto runtii aad u muhiim ah, waxaana ka buuxa fiitamiino iyo […]

    14 total views, 2 views today

    Read more ›
    June 28, 2017, 6:17 am
  • Taariikhda Xukunada Keligii Taliyaha!
    Taariikhda Xukunada Keligii Taliyaha!
    Taariikhda Xukunada Keligii Taliyaha!

    Madaxda Xukunka jecel ee keligood taliya ah  ayaa ah kuwo macan-gag ah oo si waali ah u maamula dadkooda iyo dalkooda,  kuwaasi oo ugu danbaysta keenta inay noloshooda galaafato. Madaxweyne Francisco Macías Nguema waa madaxweynihii u horeeyay ee dalka Equatorial Guinea oo ku yaalla galbeedka Afrika. Nguema wuxuu  dhacay saddex […]

    25 total views, 1 views today

    Read more ›
    June 28, 2017, 6:16 am
  • Cabitaanka Coffee-ga oo la Ogaadey Inuu Awood Siiyo Maskaxda Bani’aadmiga
    Cabitaanka Coffee-ga oo la Ogaadey Inuu Awood Siiyo Maskaxda Bani’aadmiga
    Cabitaanka Coffee-ga oo la Ogaadey Inuu Awood Siiyo Maskaxda Bani’aadmiga

    Daraasad cusub oo ay sameeyeen khubaro ka socotay jaamacada lagu magcaabo Johns Hopkins University ayaa lagu sheegay in kafeegu maskaxda awood weyn siiyo, gaar ahaana marka ay dadku si joogto ah u cabaan Bunka. Daraasadan ayaa natiijo laga soo saaray lagu sheegay in markii la sameeyey tijaabooyink badan oo kala […]

    45 total views, 1 views today

    Read more ›
    June 24, 2017, 5:54 am
  • Arooskii Murugada Noqday
    Arooskii Murugada Noqday
    Arooskii Murugada Noqday

    Sannadkii 1911-kii ayay ahayd markii ay dhacday mid ka mid ahaa dhimashooyinka ugu naxdinta iyo yaabka badan dunidda, ka dib markii aroos ka socday tuulo oo ay ka soo qayb galeen 120 qof oo isugu jira rag iyo dumar ay soo weerareen Yey gaajaysani. Koox fardoolay ah oo arooska joogtay […]

    67 total views, 3 views today

    Read more ›
    June 24, 2017, 5:47 am