Dawan News
Smiley face
Faalooyinka
Boqorka “Waxaan Ka Baraty Qiimaha Qanaacada”
Boqorka “Waxaan Ka Baraty Qiimaha Qanaacada”
6 months ago

Boqorka ayaa doonayay inuu soo kormeero bulshadiisa, waxaana uu la kulmay nin beerlay ah oo aad u faraxsan. Boqorka ayaa ku yidhi “ waxa kaa muuqata farxad badan, beertase ma adigaa iska leh?”  Ninkii ayaa ku jawaabay maya , waan ka sheqeeyaa. Boqorka ayaa weydiiyay imisaad ka qaadataa, shaqadan badan? […]

297 total views, no views today

  • Boqorka “Waxaan Ka Baraty Qiimaha Qanaacada”
    Boqorka “Waxaan Ka Baraty Qiimaha Qanaacada”
    Boqorka “Waxaan Ka Baraty Qiimaha Qanaacada”

    Boqorka ayaa doonayay inuu soo kormeero bulshadiisa, waxaana uu la kulmay nin beerlay ah oo aad u faraxsan. Boqorka ayaa ku yidhi “ waxa kaa muuqata farxad badan, beertase ma adigaa iska leh?”  Ninkii ayaa ku jawaabay maya , waan ka sheqeeyaa. Boqorka ayaa weydiiyay imisaad ka qaadataa, shaqadan badan? […]

    297 total views, no views today

    Read more ›
    April 27, 2017, 7:17 am
  • Sinjibiishu Waxay Dawo Ka Tahay Xanuuno Badan
    Sinjibiishu Waxay Dawo Ka Tahay Xanuuno Badan
    Sinjibiishu Waxay Dawo Ka Tahay Xanuuno Badan

    Sinijibisha ayaa la caddeeyay inay dawo aad u wanaagsan tahay, waxaana la sheegay inay ku badan tahay maadada Gengirol oo ah tan ka qayb qaadata habsami u socodka dhiiga iyo inuu noqdo mid si fiican u dhex mara xidida. Waxaana ay warbixntu intaasi ku dartay inay Sinjibiishu kor u qaado […]

    246 total views, 1 views today

    Read more ›
    March 4, 2017, 6:37 am
  • Maado Laga Helo Saliida Kalluunka Oo La Ogaaday In Daaweyn Karo Waalida
    Maado Laga Helo Saliida Kalluunka Oo La Ogaaday In Daaweyn Karo Waalida
    Maado Laga Helo Saliida Kalluunka Oo La Ogaaday In Daaweyn Karo Waalida

    Warbixin ey soo saareen seynisyahanno baaritaano ku sameynayey ka hortaga cudurka waalida ama buufiska ayaa sheegay in maado laga helo saliida Kaluunku(malaygu) ka hortagto cudurka khafiifka ama waalida ee afka qalaad lagu yiraaho psychotic disorder, . Warbixintan oo lagu daabacay journaalka la yiraahdo Archives of General Psychiatry ayaa la sheegay […]

    Read more ›
    January 20, 2016, 6:58 am
  • Qooqaneey Miyaanad Ogayn In Aad Reer Dhan  Caano iyo Calaf-ba u Tahay
    Qooqaneey Miyaanad Ogayn In Aad Reer Dhan Caano iyo Calaf-ba u Tahay
    Qooqaneey Miyaanad Ogayn In Aad Reer Dhan  Caano iyo Calaf-ba u Tahay

    Anigoo  tix raacaya war-saxaafadeedkii ka soo baxay Guddoomiye ku-xigeenka koowaad ee Xisbiga mucaaridka ah ee WADDANI Axmed Muumin Seed ee uu soo saaray 09/09/2014,kaasoo uu kaga  hadlay dagaal ka dhan ah Xukuumadda Somaliland oo uu iclaamiyay Hadaba Axmed Muumin Seed wuxuu iclaamiyay dagaal  lagu qaado Qaranka Somalilad,waxaanay Soomaalidu ku maah […]

    Read more ›
    September 11, 2014, 7:24 am