Dawan News
Smiley face
Waraka Dalka
Xukuumadda oo Gargaarkii ugu Horreeyey Gaadhsiisey Dadkii Ku Tabaaloobay Roobabkii Duufaannada Watay
Xukuumadda oo Gargaarkii ugu Horreeyey Gaadhsiisey Dadkii Ku Tabaaloobay Roobabkii Duufaannada Watay
2 hours ago

Lughaya (Dawan):-Madaxweyne ku xigeenka Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Cabdiraxmaan Cabdillaahi Ismaaciil (Saylici), ayaa deeqdii ugu horraysay ee gargaar ah oo xukuumaddu bixisay gaadhsiiyey degmada Lughaya oo ka mid ah goobaha ay sida weyn u wax yeelleeyeen roobabkii duufaannada watay ee dhawaan ku dhuftay gobollada Awdal, Selal iyo Saaxil. 6 total views, 6 views […]

6 total views, 6 views today

  • Dawladda Imaaradka Carabta oo ka soo Jawaabtay Codsi Xukuumaddu u Diray
    Dawladda Imaaradka Carabta oo ka soo Jawaabtay Codsi Xukuumaddu u Diray
    Dawladda Imaaradka Carabta oo ka soo Jawaabtay Codsi Xukuumaddu u Diray

    Hargeysa (Dawan)- Dawladda Imaraadka Carabta oo ka jawaabaysay codsi uu u diray Madaxweyne Muuse Biixi Cabdi ayaa dalka usoo dirtay laba diyaaradood oo kuwa qumaatiga u kaca ah iyo markab sida Mucaawinooyin loogu talo galay dadkii ku tabaaloobay roobabkii duufaanka watay eek u dhuftay gobolada galbeed ee Somaliland. 6 total views, […]

    6 total views, 6 views today

    Read more ›
    May 23, 2018, 6:50 am
  • Magacyada Guulaystayaasha Barnaamijka Kobci Garaadkaga
    Magacyada Guulaystayaasha Barnaamijka Kobci Garaadkaga
    Magacyada Guulaystayaasha Barnaamijka Kobci Garaadkaga

    Hargeysa (Dawan)- Kobci garaadka waa barnaamij aqoon iswaydarsi ah, kaasi oo loogu talo galay in lagu dhiiri geliyo bulshada si ay uga shaqaysiiyaan maskaxdooda, iyaga oo ku dabaqaaya aqoonta ay u leeyihiin dhaqanka , taariikhda iyo cilmiga guud ahaan , 4 total views, 4 views today

    4 total views, 4 views today

    Read more ›
    May 23, 2018, 6:45 am
  • Xarun Nooceedu ku Cusub Yahay Somaliland oo Laga Hirgeliyay Hargeysa
    Xarun Nooceedu ku Cusub Yahay Somaliland oo Laga Hirgeliyay Hargeysa
    Xarun Nooceedu ku Cusub Yahay Somaliland oo Laga Hirgeliyay Hargeysa

    Hargeysa (Dawan) Wasiirku xigeenka wasaaradda horumarinta maaliyada mudane Maxamed Daahir Axmed Fure ayaa daahfuray xarunta mihnadlayaasha xisaabadka Somaliland, iyada oo ujeedada loo furayna ay tahay in dalka laga helo hab xisaabeed daahfuran. 4 total views, 4 views today

    4 total views, 4 views today

    Read more ›
    May 23, 2018, 6:30 am
  • Dawladda oo la Wareegtay Maamulka Shaybaadhka Shidaalka Berbera
    Dawladda oo la Wareegtay Maamulka Shaybaadhka Shidaalka Berbera
    Dawladda oo la Wareegtay Maamulka Shaybaadhka Shidaalka Berbera

    Hargaysa (Dawan) :- Xukuumadda Somaliland,ayaa la wareegtay maamulka shaybaadhka shidaalka ee Berbera kadib markii dhawaan shidaal aan hagaagsanayn oo lasoo mariyay shaybaadhka dhidaalka ee Berbera uu sababay in shidaal wasakhaysan lagu shubo Haamaha Kaydka Shidaalka taasoo keentay in cillad uu galiyay shidaalkaa wasakhaysnaa gaadiidkii lagu istcimaalay isla markaana sababtay in […]

    6 total views, 6 views today

    Read more ›
    May 23, 2018, 6:25 am
  • Mashruuca Dib u Habaynta Maaliyadda Qaranka oo laga Furay Hargeysa
    Mashruuca Dib u Habaynta Maaliyadda Qaranka oo laga Furay Hargeysa
    Mashruuca Dib u Habaynta Maaliyadda Qaranka oo laga Furay Hargeysa

    Hargeysa (Dawan)- Agaasihamaha guud ee wasaaradda horumarinta maaliyada Somaliland Cabdiraxmaan Sheekh Xasan ayaa magaalada Hargeysa ka furay kulan lagu falanqaynayo hagayaasha xisaabaadka oo ka qayb ka ah Mashruuca dib u habaynta maaliyadda qaranka Somaliland. 4 total views, 4 views today

    4 total views, 4 views today

    Read more ›
    May 23, 2018, 6:23 am