Dawan News
Smiley face
Wararka Dibeda
QM oo Darseysa sidii Dib loogu Bilaabi lahaa Wadahadalladii Saxaaraha Galbeedka
QM oo Darseysa sidii Dib loogu Bilaabi lahaa Wadahadalladii Saxaaraha Galbeedka
16 hours ago

Ergeyga cusub ee QM u qaabilsan dhulka Saxaaraha Galbeed ayaa booqasho ku maraya gobolkaasi si uu uga qiyaas qaato sida dib loogu bilaabi karo wada hadalladii u dhexeeyay Marooko iyo jabhadda xornimo doon ee Polisario. Sida ay sheegayaan wararku ergeyga  Horst Koehler – oo hore u soo ahaa  madaxweynihii hore […]

10 total views, 10 views today

  • QM oo Darseysa sidii Dib loogu Bilaabi lahaa Wadahadalladii Saxaaraha Galbeedka
    QM oo Darseysa sidii Dib loogu Bilaabi lahaa Wadahadalladii Saxaaraha Galbeedka
    QM oo Darseysa sidii Dib loogu Bilaabi lahaa Wadahadalladii Saxaaraha Galbeedka

    Ergeyga cusub ee QM u qaabilsan dhulka Saxaaraha Galbeed ayaa booqasho ku maraya gobolkaasi si uu uga qiyaas qaato sida dib loogu bilaabi karo wada hadalladii u dhexeeyay Marooko iyo jabhadda xornimo doon ee Polisario. Sida ay sheegayaan wararku ergeyga  Horst Koehler – oo hore u soo ahaa  madaxweynihii hore […]

    10 total views, 10 views today

    Read more ›
    October 18, 2017, 6:27 am
  • Kooxda Daacish oo laga Qabsaday Xaruntoodii Weyneyd
    Kooxda Daacish oo laga Qabsaday Xaruntoodii Weyneyd
    Kooxda Daacish oo laga Qabsaday Xaruntoodii Weyneyd

    Isbahaysi Kurdiyiinta Suuriya ah oo Maraykanku taageero iyo dagaallamayaal Carab ah ayaa sheegay inay si buuxda gacanta ugu dhigeen halkii xarunta u ahaan jirtay kooxda dawladda Islaamiga ee magaalada Raqqa. Afhayeen u hadlay xoogagga SDF, Talal Sello, wuxuu sheegay in xoogagooda ay guushan ku qaadatay shan bilood oo duullaan ah. […]

    11 total views, 11 views today

    Read more ›
    October 18, 2017, 6:24 am
  • Samiir: Sirdoon Dadkiisa Khiyaameeyay!
    Samiir: Sirdoon Dadkiisa Khiyaameeyay!
    Samiir: Sirdoon Dadkiisa Khiyaameeyay!

    Ciidanka Amaanka Masaarida ayaa xidhay bishii August 1997,  Samir Cusman isaga oo wakhtigaasi ku jiray hawl sirdoon oo uu ugu adeegayay Israa’il. Wuxu xidhanaa suunka dabaasha, waxaanu wakhtigaasi doonayay inuu dabaal iskaga gudbo Masar iyo Isra’il.   Markii ciidanka amaanku waraysteen isla markiiba waa uu qirtay inuu la sheqeeyo MOSAD […]

    22 total views, 5 views today

    Read more ›
    October 16, 2017, 7:03 am
  • Jasiirad Cusub oo  la Helay, Lana Baadhayo Wixii ku Noolan Jiray
    Jasiirad Cusub oo la Helay, Lana Baadhayo Wixii ku Noolan Jiray
    Jasiirad Cusub oo  la Helay, Lana Baadhayo Wixii ku Noolan Jiray

    Waxa maalintii Jimcihii la soo bandhigay jasiirad cusub oo la helay, taasoo aan ilaa hadda la ogayn waxa ku nool iyo waxa ku noolaan jiray midnaba. Iyadoo  culimadda dhinaca baddaha ee Ruushka iyo Ingiriisku sheegeen in laga yaabo inay tahay meel xayawaanka baddu isugu yimaadaan. Jasiiraddan cusub oo ku taalla […]

    30 total views, 3 views today

    Read more ›
    October 14, 2017, 7:46 am
  • London Oo Laga Sameeyay Wadooyin Digniino Bixinaya
    London Oo Laga Sameeyay Wadooyin Digniino Bixinaya
    London Oo Laga Sameeyay Wadooyin Digniino Bixinaya

    Magaaladda London ee caasimadda Ingiriiska ayaa markii ugu horaysay laga sameeyay wadooyin ku cusub isticmaal ahaan caalamka, kuwaasoo awood u leh inay qofka tilmaamaan haddii uu soconayo iyo haddii uu gaadhi wato labadaba. Wadooyinkan ayaa haddii uu gaadhigu si khaldan u maro bixinaya digniin iyo dhawaaq muujinaya inuu khalad ku […]

    20 total views, 3 views today

    Read more ›
    October 14, 2017, 7:45 am
  • Madaxweyne Adduunka Caan ka ah oo Jaggo  Eedadii Haysay  Ku Bedelay Walaashii
    Madaxweyne Adduunka Caan ka ah oo Jaggo Eedadii Haysay Ku Bedelay Walaashii
    Madaxweyne Adduunka Caan ka ah oo Jaggo  Eedadii Haysay  Ku Bedelay Walaashii

    Mid kamid ah madaxweyneyaasha waqtigan caalamka caanka ka ah ayaa eedadii oo kamid ahayd xubnaha sar sare ee xukuumada wadankiisa ku bedelay walaashii, isaga oo xilkaasi ka qaaday eedadii. Madaxweynaah Kuuriyadda Waqooyi Kim Jong Un ayaa walaashii oo lagu magcaabo Kim Yo Jong  u dalacsiiyey una magcaabay xubin kamid ah  […]

    40 total views, 3 views today

    Read more ›
    October 12, 2017, 6:19 am
  • Mid Kamida Wershadaha Hindiya oo Muddo 36 Saacadood ah Shabeel Shaqadeeda Joojiyey
    Mid Kamida Wershadaha Hindiya oo Muddo 36 Saacadood ah Shabeel Shaqadeeda Joojiyey
    Mid Kamida Wershadaha Hindiya oo Muddo 36 Saacadood ah Shabeel Shaqadeeda Joojiyey

    Mid kamid ah shaqaalaha warshad soo saarta gawaadhida oo ku taala wadanka Hindiya ayaa shaqada joojisay muddo 36 saacadood, kadib markii uu warshadaasi galay Shabeel  cabsi badan geliyey shaqaalaha warshadaaasi ka shaqaynaayey. Shaqaalaha Beerta Xannaanaada Duurjoogta wadanka Hindiya ayaa muddo saacaddo ah iyaguna baadi goob ah ugu jiray qabashada Shabeelkaasi, […]

    30 total views, 2 views today

    Read more ›
    October 12, 2017, 6:08 am
  • Raila Odinga oo ka hadhay tartanka doorashada Kenya
    Raila Odinga oo ka hadhay tartanka doorashada Kenya
    Raila Odinga oo ka hadhay tartanka doorashada Kenya

    Hoggaamiyaha mucaaradka ee Kenya Raila Odinga ayaa sheegay isaga iyo ku xigeenkiisa Kalonzo Musioka ay ka hadheen tartanka doorashada ee dhammaadkan bishan. Waxaana uu sabab uga dhigay ka hadhidiisa in aan dalabaadkoodii la aqbalin ka dib go’aankii maxkamadda ee ay ku laashay doorashadii bishii August. Isbahaysiga Mucaaradka ee Kenya ayaa […]

    23 total views, 1 views today

    Read more ›
    October 11, 2017, 6:12 am
  • Kuuriyada Waqooyi oo sir Milateri ka xaday Kuuriyada Koonfureed
    Kuuriyada Waqooyi oo sir Milateri ka xaday Kuuriyada Koonfureed
    Kuuriyada Waqooyi oo sir Milateri ka xaday Kuuriyada Koonfureed

    Burcadda internet-ka ee Kuuriyada Waqooyi ayaa la sheegay in ay Kuuriyada Koonfureed ka xadeen macluumaad aad u badan oo sir militari ay ku qoran tahay. Waxaa la sheegayaa in sirta ay ka mid ahayd qorshe lagu dili lahaa hoggaamiyaha dalka Waqooyiga Kuuriya Kim Jong-Un. Dhukmaytigan la qaaday waxaa ku qornaa […]

    33 total views, 3 views today

    Read more ›
    October 11, 2017, 6:10 am